Wakiilka QM ee Somalia oo War ka soo saaray Weerarkii maanta lagu qaaday Xalane

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii Hoobiyeyaasha ahaa ee maanta lagu qaaday xarunta Xalane oo ay ku yaalaan xarumaha heyadaha UN-ka. “Waxaan aad ula yaabay ficilkan argagaxa leh ee argaggixisadu kula kacday shaqaalaheenna, kuwaasoo shacabka Soomaaliyeed kala shaqeeya arrimaha samafalka, dhismaha nabadda, iyo arrimaha horumarinta. Nasiib … Continue reading Wakiilka QM ee Somalia oo War ka soo saaray Weerarkii maanta lagu qaaday Xalane